Xoghayaha Baarlamaanka Cabdikariim Buux Oo Shaqadiisa Laga Maarmi Waayay (SABABTA AKHRISO)

BIDIX – Cabdiwali Muudee Iyo Cabdikariim Buux
BIDIX – Cabdiwali Muudee Iyo Cabdikariim Buux

MUQDISHO  (XOGTA.NET) – Waxaa mar kale Shaqadiisii dib loogu ogolaaday Mudane Cabdikarim Buux oo ah Xoghayaha guud ee Golaha Shacbiga.

Cabdikariim oo ah qof lagu yaqaannay hawlkarnimo iyo shaqo hufnaan waxaa horay uga joojiyey shaqada Cabdiweli Muudey oo ah Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Soomaaliyaahna sii hayaha xilka Guddoominyenimo ee Galaha kadib markii Mudane Jawaari meesha ay ka saartay Xukuumadda Kheyre Iyo Farmajo.

Cabdiweli Muudey waxaa uu u muuqday inuu kula dagaalay inuu Buux ilaalinayey Sharciyadda Golaha Baarlamaanka Soomaaliya.