MUQDISHO (XOGTA.NET) – Kadib lix bilood Qarixii weynaa ee ka dhacay Magaalada Muqdisho Oktoobar 2017 ayaa nolosha magaalada ay si tartiib ah caadi dib ugu soo laabaneysaa, waxaana weli taagan xaalad hubanti la’aanta.

DAAWO WARBIXIN UU KA DIYAARIYEY WERIYE MOHAMED CADDOW ALJAZEERA