DAAWO VIDEO: Khudbadii Musharaxa Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Ibraahim Isaaq Yaroow.

MUQDISHO (XOGTA.NET) – Shabakada Xogta Media waxay idiin soo gudbineysa Khudbadii uu maanta Golaha Shacabka ka jeediyaya Musharaxa Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya u tartamaya ee Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yaroow.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO