DAAWO: Khudbooyinka Shan Kamid Ah Musharixiinta Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

MUQDISHO (XOGTA.NET) – Waxaa maalintii labaad xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka socda khudbad jeedinta musharaxiiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka.

MUSHARIXIINTA MAANTA KHUDBOOYINKOODA JEEDINAYA AYAA KALA AH:

  1. Sharif Sheik Maye
  2. Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman
  3. Sharif Mohamed Abdalla Hussein
  4. Mohamud Moalim Yahya
  5. Iman Abdullahi Ali

KA DAAWO QEYBTA HOOSE