MUQDISHO (XOGTA.NET) – Siyaasiga Faarax Macalin oo kamid ah Siyaasiyiinta dalka Kenya ayaa maalmahaan ku sugnaa magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya.

Faarax Macalin oo dhawaan waayay Xildhibaanimada Baarlamaanka Kenya kadib markii uu la tartamay Aadan Ducaale oo ka helay Codadkii Doorashada ayaa Muqdisho tagay, waxuuna ka sheegay in Madaxweynayaasha maamul goboleedyada Soomaaliya yihiin kuwa Qaa’inul Wadaniyiin ah oo u shaqeeya cadawga Ummada Soomaaliyeed.

HALKAAN KA DAAWO