AKHRISO: Magacyada Wasiiradda Soomaalida Ah Ee Xukuumada Federaalka Itoobiya Kamid Noqdeen.

WASIIRADDA CUSUB EE XUKUUMADA FEDERAALKA ITOOBIYA
WASIIRADDA CUSUB EE XUKUUMADA FEDERAALKA ITOOBIYA

ADDIS ABABA (XOGTA.NET) – Soomaalida Itoobiya ayaa laba wasiir ka helay Golaha Wasiirada xukuumadda cusub ee dalka Itoobiya ee lagu dhawaaqay.

Ra’iisal wasaaraha cusub ee Itoobiya ayaa soo dhisay xukuumad ka kooban 16 Wasiir oo qaarkood dib u soo laabteen, iyadoo lagu tilmaamay isku shaandheyn lagu sameeyay xukuumadii hore.

Soomaaliya Itoobiya ayaa golaha cusub ee Wasiirada Itoobiya ka helay, laba Wasiir oo kala ah:

  1. Ubax Mohamed – Wasiirka Isgaasiinta & Tiknologiyada
  2. Ahmed Shide – Wasiirka Xafiiska Xiriirka Dowladda

Isku soo duuboo, labada Wasiir ayaa loo arkaa inay yihiin kuwo muhiim ah oo Soomaalida kaalin weyn kala dhex  muuqato xukuumadda cusub ee Itoobiya.