XOG: Mooshin Lala Damacsan Yahay RW Kheyre (YAA KA DAMBEEYA..?)

MUQDISHO (XOGTA.NET) – Sida ey ay ogaatay XOGTA.NET, xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa diyaarinaya mooshin ka dhan ah Ra’iisul asaare Xasan Cali Kheyre.

Mooshinkaan ayaa ah sida naloo sheegay mid shaqo ka diris ah, waxaana hadda saxiixay Xildhibaanno gaaraya 45, iyadoo weli saxiixa uu socdo, loona radinayo cod ku filan.

Waxaa mooshinkaan gadaal ka riixaya sida naloo sheegay Xildhibaannada mucaradka ee u badan kooxaha Daljir, Damul Jadiid iyo sidoo kale Aala Sheekh.

RW Kheyre ayaa la sheegayaa in dhankiisa uu ka warhayo mooshinkaan uuna dedaal ku saabsan sidii uu ku baajin lahaa, islamarkaana daaqadda uga saari lahaa wax walbo oo dhankiisa kusoo wajahan.

Si kastaba ha ahaatee, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hadda waxay wajahaysaa cadaadis aaad u xooggan, kadib markii uu btay mucaaradkeeda.


Nagala Xiriir E-mail Info@xogta.net

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

RW Kheyre Oo Shirweyne Caalami Ah Ka Qeyb-galaya.
- Jan 23, 2018
NAIROBI (XOGTA.NET) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo shalay u amba ...
Madaxweynaha Somaliland Oo Hanjabaad Culus Diray.
- Jan 23, 2018
HARGAYSA (XOGTA.NET) - Madaxweynaha dhawaan la doortay ee Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ...
Geedi “Maqaamka Muqdisho Waa Mid Dastuuri Ah Oo Waajib Ku Ah Qof Kasta”.
- Jan 23, 2018
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi ayaa sheegay in ...
Xil. Dhuxuloow Oo Ka Digay Bog Facebook Ah Oo Magaciisa Lagu Samaystay Looguna Gafay Dad Badan.
- Jan 23, 2018
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamanka ...
AKHRISO: Hantiilayaasha Caalamka 82% Dhaqaalaha Ay Heystaan Waxaa Gacanta Ku Haya 1% Oo Dadkaasi Ah.
- Jan 22, 2018
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Hay’adda Oxfam ee laga leeyahay dalkaUK ayaa sheegtay in uu aad ...
Heerarkii Uu Soo Maray Khilaafka Taabit Iyo Kheyre (Biloow ilaa Dhamaad)
- Jan 21, 2018
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Thabit Cabdi oo ahaa shaqaalaha safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka, horayna u ...
RW Itoobiya Iyo Madaxweynaha Somaliland Maxay Ka Wada Hadleyn?
- Jan 17, 2018
ADDIS ABABA (XOGTA.NET) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya ...
RW Kheyre Oo Xilka Laga Qaadi Doono (YAA LAGU BADALAYAA..?)
- Jan 15, 2018
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Illo wareedyo muhiim ah ayaa xaqiijinaya in Raysal wasaare Kheyre ay ...