Xildhibaanadii Taageersanaa Jawaari Oo La La Yahay (SABABTA AKHRISO)

MUQDISHO (XOGTA.NET) – Xildhibaannadii taageersanaaa Guddoomiyaha golaha shacabka, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa illa iyo haatan la la yahay meel ay ka baxeen, kadib is casilaaddii Jawaari.

Warbaahinta ayaa aad u raadineysa xildhibaannadan si xiriir loola sameeyo, hase ahaatee waa ay kala dhuunteen.

Qaarkood waxay dansadeen Taleefannadii, qaarna maba qabanayaan oo waxay diidayaan in la wareysto.

Muqdisho ayaa aad looga hadal hayaa iscasilaadda guddoomiye Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.