Qof Dunidda Caan Ka Ah Imisa Lacag Ah Ayaa Ku Bixin Lahayd La Cashayntiisa..?

BEIJING (XOGTA.NET) – Ra’sulwasaarihii hore ee Britain David Cameroon ayaa ku sugan dalka Shiinaha, halkaas oo uu kaga qeybgalayo shirweyne caalami ah, balse ganacsatada shirka ka qeybgalaya ayaa la sheegay in qofkii doonaya in uu sawir la galo ama la casheeyo David Cameroon ay tahay in uu bixiyo lacag dhan $16 kun doolar .

Arrintan waxaa lagu xayaysiiyay boggaga baraha bulshada ee Shiinaha iyo waliba bogga shirweynaha.

Cameroon ayaa hormuud ka ah hindisaha maalgashiga Shiinaha iyo UK, waxaana lagu wadaa in uu la kulmo madaxweynaha dalkaas Xi Jinping.

Si kastaba ha ahaatee, David Cameroon ayaa Britain Ra’isulwasaare ka ahaa intii u dhaxaysay 2010-kii illaa 2016-kii xiligaas oo uu xilka isaga dagay kadib markii xisbigiisa uu ku guuldaraystay afti laga qaaday dadka oo lagu weeydiinayay in ay Midoowga Yurub kasii mid ahaanayeen in ay ka baxayaan, waxayna u codeeyeen in ay ka baxaan Midowga Yurub


Nagala Xiriir E-mail Info@xogta.net

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

RW Kheyre Oo Shirweyne Caalami Ah Ka Qeyb-galaya.
- Jan 23, 2018
NAIROBI (XOGTA.NET) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo shalay u amba ...
Madaxweynaha Somaliland Oo Hanjabaad Culus Diray.
- Jan 23, 2018
HARGAYSA (XOGTA.NET) - Madaxweynaha dhawaan la doortay ee Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ...
Geedi “Maqaamka Muqdisho Waa Mid Dastuuri Ah Oo Waajib Ku Ah Qof Kasta”.
- Jan 23, 2018
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi ayaa sheegay in ...
Xil. Dhuxuloow Oo Ka Digay Bog Facebook Ah Oo Magaciisa Lagu Samaystay Looguna Gafay Dad Badan.
- Jan 23, 2018
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamanka ...
AKHRISO: Hantiilayaasha Caalamka 82% Dhaqaalaha Ay Heystaan Waxaa Gacanta Ku Haya 1% Oo Dadkaasi Ah.
- Jan 22, 2018
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Hay’adda Oxfam ee laga leeyahay dalkaUK ayaa sheegtay in uu aad ...
Heerarkii Uu Soo Maray Khilaafka Taabit Iyo Kheyre (Biloow ilaa Dhamaad)
- Jan 21, 2018
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Thabit Cabdi oo ahaa shaqaalaha safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka, horayna u ...
RW Itoobiya Iyo Madaxweynaha Somaliland Maxay Ka Wada Hadleyn?
- Jan 17, 2018
ADDIS ABABA (XOGTA.NET) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya ...
RW Kheyre Oo Xilka Laga Qaadi Doono (YAA LAGU BADALAYAA..?)
- Jan 15, 2018
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Illo wareedyo muhiim ah ayaa xaqiijinaya in Raysal wasaare Kheyre ay ...