DAAWO: Fariin U Usoo Duubay Xasan Sheekh Daahir Aweys Oo Ku Dhaliilay Ururka Al-Shabaab.

MUQDISHO (XOGTA.NET) – Fariin uu soo duubay Sheekh Xasan Daahir Aweys oo hore ugu tirsanaa ururka Al-Shabaab ayaa si weyn u dhaliilay falalka Al-Shabaab ka geysanayaan gudaha dalka Soomaaliya.

Xasan Daahir Aweys oo al-Shabaab kasoo baxsaday xabsi Gurina ugu jira Dowlada Soomaaliya ayuu dhaliil aan gambasho laheyn u jeediyay falalka guracan ee al-Shabaab u geysan Dadka Soomaaliya muhiimka u ah.

HALKAAN KA DAAWO