TOP NEWS

Xil. Dhuxuloow Oo Ka Digay Bog Facebook Ah Oo Magaciisa Lagu Samaystay Looguna Gafay Dad Badan.

MUQDISHO (XOGTA.NET) – Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamanka Federaalka Somalia ahna Wasiirkii hore ee warfaafinta ayaa uga digay bulshadda

Continue Reading »

Qeybta TOP NEWS

Heerarkii Uu Soo Maray Khilaafka Taabit Iyo Kheyre (Biloow ilaa Dhamaad)

MUQDISHO (XOGTA.NET) – Thabit Cabdi oo ahaa shaqaalaha safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka, horayna u soo noqday Agaasime ku xigeenkii Villa Somalia ayaa April 6, 2017

Continue Reading »

TOP NEWS Archives

BIDIX: Fahad Yaasiin, Farmaajo iyo Shoole
Fahad Yaasiin Maxuu U Diidan Yahay Magacaabista Taliyaha NISA..?
- Jan 18, 2018
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Warar lagu kalsoon yahay oo laga helyl taliyayaal ciidan iyo xubno ka tiran madaxtooyada qaranka ayaa u xaqiijiyay XOGTA.NEY sababta Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu u magacaabi la’yahay ...
RW Kheyre Oo Xilka Laga Qaadi Doono (YAA LAGU BADALAYAA..?)
- Jan 15, 2018
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Illo wareedyo muhiim ah ayaa xaqiijinaya in Raysal wasaare Kheyre ay suurtagal tahay in la beddalo iyadoo MW Maxames Farmaajo uu u cuskanayo inuu ku gacanseyray keenista ...
Wiilkii Faysal Cali Waraabe Ee Daacish Ka Tirsanaa Oo La Dilay.
- Jan 14, 2018
DIMISHIQ (XOGTA.NET) - Warar ay heshay XOGTA.NET ayaa xaqijinaya in dalka Suuriya lagu dilay 29kii bishii Desember, 2017kii  Xuseen Faysal Cali Waraabe oo kamid ahaa carruurta uu dhalay guddoomiyaha xisbiga UCID. Xuseen ...
Xisbiga Wadajir Oo Dacweynaya Dadkii Ka Dambeeyay Weerarkii Guriga AA Warsame (YAA KAMID AH..?)
- Jan 12, 2018
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Xisbiga Wadajir ayaa sheegay iney dacweyn doonaan cid walbo oo ku lug lahayd weerarkii December 18 2017, lagu qaaday xafiiskooda ku yaalla magaalada Muqdisho. Sayid Cali oo ah ...
XOG: Mooshin Lala Damacsan Yahay RW Kheyre (YAA KA DAMBEEYA..?)
- Jan 10, 2018
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Sida ey ay ogaatay XOGTA.NET, xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa diyaarinaya mooshin ka dhan ah Ra’iisul asaare Xasan Cali Kheyre. Mooshinkaan ayaa ah sida ...
Baaritaankii Weerarkii Guriga Sen. Qeybdiid Oo Lugaha La Galay Meel Halis Ah.
- Jan 8, 2018
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya hay’adaha baarista ayaa waday baaritaanka ku aadan kiiskii Qeybdiid ee ahaa weerarkii lagu qaaday hoygiisa magaalada Muqdisho. Xogta.ney ayaa ogaatay in ...
Beesha Habar-gidir Oo Xeelad Culus La Cayaaraysa Dowlada Farmaajo.
- Jan 8, 2018
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Beesha Habargidir oo siyaasiyiinteedu yihiin mucaaradka ugu weyn ee DFS ayaa hadda waxay bilaabayaan qorshe cusub oo ay ku doonayaan iney kula dhaqmaan DFS. Xog ay heshay XOGTA.NET ayaa ...
Xil. Cabdishakuur Mire “Dalkeena Mucaarad Qabyaaladeysan Ayaa Ka Jira Ee Xisbiyo Siyaasaseed Kama Jiraan”.
- Jan 7, 2018
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Xildhibaan C/shakuur Cali Mire oo ka mid ah xubnaha aadka ugu dhow Madaxweyne Farmaajo, kana mid ahaa xubnihii u ololeynayay xilligii doorashada ayaa sheegay in aanu dalka ka ...

Next Page »