OPINION

Farmaajo Muxuu Ku Mutaystay In Galmudug Lagu Soo Dhoweeyo.

(XOGTA.NET) – Waxaan maalmahan Baraha Warbaahinta Bulshada ka arkaynay Farmaajo oo soo dhowayn aan caadi ahayn loogu sameeyey deegaanada Puntland taas oo lagu fasiri karo

Continue Reading »

Qeybta OPINION

Wasiirkii hore ee arrimaha dibada Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar.

Wasiir Yuusuf Garaad Oo Si Qiiro Leh Ugu Hadlay Xil Ka Qaadista Lagu Sameeyay (AKHRISO)

MUQDISHO (XOGTA.NET) – Haddii aad qormadaan u akhrineyso in aad ka hesho war dowladda ama madaxda Qaranka dhaawaca fadlan halkan ku jooji. Maaddaama aad akhriska

Continue Reading »

OPINION Archives

Xil. Mahad Salaad “Ra’iisul Wasaare adiga iyo Wasaaradda Maaliyada ma iska warqabtaan?!”
- Dec 28, 2017
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Sida uu ku sheegay Ra’iisul Wasaare Hassan Ali Kheyre fariin uu soo dhigay bogiisa Twitterka maanta oo taariikhdu tahay 28/12/2017 in dhamaadka sanadkaan 2017 wax deyn ah ...
Dowlada Maraykanku Sidee Wax U Bixisaa Yayna Siisaa …? (WAX BADAN OGOOW)
- Dec 28, 2017
WASHINGTON (XOGTA. NET) - Dhowr bari ka hor ayuu Maraykunku ku hanjabay inuu cayrta ka jari doono waddanki ka codeeyo. Bootadi ma shaqayn oo adduunka intiisa badan oo dalkeennu ku ...
TUURYARE “GERKEEDA HAAYAW GOD KALE KA ILAALI”.
- Dec 21, 2017
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Waxaa ilaah mahadiisa in wadanku ka badbaaday shil siyaasadeed, gucasho iyo gadaal u noqosho, waxaa amaan iyo  ku faanid mudan biseylka siyaasadeed, fahamka Dawladnimo ee guud ahaan ...
Xildhiban Mahad Maxamed Salaad
Xil. Mahad Salaad: “Mudane Madaxweyne Garsoorka Hanaga Danbaajin…!”
- Dec 17, 2017
MUQDISHO (XOGTA.NET) – Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa madaxweynaha Soomaaliya ku eedeeyay inuu ka danbeeyo warka kasoo baxay xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ee ku saabsan laba ...
Xildhiban Mahad Maxamed Salaad
Xil. Mahad Salaad “Soomaaliya Waxaa Loo Qorayaa Maleeshiyo Beeleedyo Iyo Calooshood-Ushaqeysteyaal Ajnabi Ay Wataan”.
- Dec 15, 2017
8dii bishaan waxaa qoray in Qaybtii 12 April ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ee ka mas’uulka ah amniga Banaadir iyo labada Shabeele (Shabeeleda Dhaxe iyo Shabeelada Hoose) dowlada Mareykanka ka ...
Wasiirkii hore ee arrimaha dibada Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar.
Yuusuf Garaad Oo Habmaamuusha Wasaarada Arrimaha Dibadda Ku Cayaaray Kana Dhigtay Guri Uu Maamusho.
- Dec 13, 2017
Shirka Abidjaan waxaa uu ka mid ahaa shirarka aduunka ugu muhiimsan sanadka 2017, waxaa isugu imaanayey Madaxweynayaasha dalalka Qaarada Afrika iyo Qaaradda Yurub, shirka waxaa ay ahayd sadex qeybood ama ...
Fursadaha Ay Dayacday Dowladda Soomaaliya Oo Mucaaradka Ka Faa’iideysanayaan {QORMO}
- Dec 13, 2017
MUQDISHO (XOGTA.NET) – Kooxdda mucaaradka ku ah hogaanka Dowladda Somalia ayaa badalay qeyb ka mid ah hanaankii ay markii hore wax ku wadeen iyagoo bilaabay iney soo jiitaan qabaa’ilka, culimadda ...
Xil. Mahad Salaad “​Ciidamadii Qaranka hadii la yiraahdo qabiil ayaad tihiin tolow maxaa xigi doona?!”
- Dec 8, 2017
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Qaybta 12 Abriil ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ee ka mas’uulka ah amniga Banaadir iyo labada Shabeele (Shabeeleda Dhaxe iyo Shabeelada Hoose) ayaa laga jaray lacagtii Dowlada ...

Next Page »