NEWS

RW Kheyre Oo Shirweyne Caalami Ah Ka Qeyb-galaya.

NAIROBI (XOGTA.NET) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo shalay u amba baxay dalka Switzerland, ayaa waxa uu halkaasi uga qeyb galayaa shirka

Continue Reading »

Qeybta NEWS

Madaxweynaha Somaliland Oo Hanjabaad Culus Diray.

HARGAYSA (XOGTA.NET) – Madaxweynaha dhawaan la doortay ee Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa ku hadlay dagaalada ka soconaaya Xaduudka u dhaxeeya Somaliland iyo

Continue Reading »

NEWS Archives

Geedi “Maqaamka Muqdisho Waa Mid Dastuuri Ah Oo Waajib Ku Ah Qof Kasta”.
- Jan 23, 2018
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi ayaa sheegay in maqaamka Muqdisho uu yahay arrin dastuuri ah oo waajib ku ah cid kasta oo xilka qaranka ...
Xil. Dhuxuloow Oo Ka Digay Bog Facebook Ah Oo Magaciisa Lagu Samaystay Looguna Gafay Dad Badan.
- Jan 23, 2018
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamanka Federaalka Somalia ahna Wasiirkii hore ee warfaafinta ayaa uga digay bulshadda Soomaaliyeed cinwaan facebook been abuur ...
AKHRISO: Hantiilayaasha Caalamka 82% Dhaqaalaha Ay Heystaan Waxaa Gacanta Ku Haya 1% Oo Dadkaasi Ah.
- Jan 22, 2018
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Hay’adda Oxfam ee laga leeyahay dalkaUK ayaa sheegtay in uu aad u sii ballaartay farqiga u dhaxeeya dadka hodonka ah iyo kuwa Saboolka ah. Hay’addan ayaa sheegtay in ...
Heerarkii Uu Soo Maray Khilaafka Taabit Iyo Kheyre (Biloow ilaa Dhamaad)
- Jan 21, 2018
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Thabit Cabdi oo ahaa shaqaalaha safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka, horayna u soo noqday Agaasime ku xigeenkii Villa Somalia ayaa April 6, 2017 waxaa uu madaxweyne Farmaajo u ...
RW Itoobiya Iyo Madaxweynaha Somaliland Maxay Ka Wada Hadleyn?
- Jan 17, 2018
ADDIS ABABA (XOGTA.NET) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Haile Mariam Desalegn ayaa kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya. Shirkaan ...
RW Kheyre Oo Xilka Laga Qaadi Doono (YAA LAGU BADALAYAA..?)
- Jan 15, 2018
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Illo wareedyo muhiim ah ayaa xaqiijinaya in Raysal wasaare Kheyre ay suurtagal tahay in la beddalo iyadoo MW Maxames Farmaajo uu u cuskanayo inuu ku gacanseyray keenista ...
Guddoomiye Taabid Oo Shaaciyay Xilliga La Qabanayo Shirkii Wada-tashiga.
- Jan 15, 2018
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Thabid Cabdi Maxamed ayaa sheegay in shirkii baaqday ee arrimaha nabadeynta iyo horumarinta gobolka Banaadir la qaban-doono 28ka Bishan Janaayo 2018. Hadalkan waxaa ...

- Jan 15, 2018
DHUUSAMAREEB (XOGTA.NET) - Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Axmed Shaakir ayaa sheegay in maalmaha soo socda lagu qaban-doono Dhuusa-mareeb shirweyne dib u heshiisiin oo dhex mari-doona maamulkii Galmudug iyo Ahlu-sunna Sheekh Axmed Shaakir  oo ...

Next Page »