VIDEOS

TOOS U DAAWO: Munaasabadda Daah-Furka Maamulida Hawadda Dalka Soomaaliya Oo DFS Lasoo Wareegtay.

MUQDISHO (XOGTA.NET) – Waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka bilaabatay Xaflada daah furka Maamulka Hawada Soomaaliya, iyadoo markii u horeysay muddo 27

Continue Reading »

Qeybta VIDEOS

Siyaasiga Faarax Macalin Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame {DAAWO VIDEO}

NAIROBI (XOGTA. NET) – Faarax Macalin oo kamid ah Siyaasiyiinta Soomaalida ee kasoo jeeda Kenya ayaa si kulul uga hadlay go’aanka ay shaqsiyaadka mucaaradka ku

Continue Reading »

VIDEOS Archives

DAAWO SI TOOS/LIVE: Xuska Sannad Guuradii 74-aad Ee Aasaaska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed.
- Dec 20, 2017
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Magaalada Muqdisho waxaa ka socda munaasabadda xuska sanad-guurada 74-aad ee asaaska ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo ka dhaceysa barxadda Dugsiga sare ee Booliska Muqdisho. Waxaa ka qeyb galaya madax sare ...
DAAWO: Prof. Galeyr Oo Cadeeyay Waxyaabaha Uu Ka Rabo Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland.
- Dec 13, 2017
HARGEYSA (XOGTA.NET) - Prof. Cali Khaliif Galaydh Madaxwaynihii maamulka khaatumo oo Hargeisa ku sugnaa Mudooyinkan ayaa sheegay inuu Rabo Somaliland loo dhan yahay, Isagoona sheegay in loo baahan yahay  in ...
DHAGEYSO: Farmaajo Oo Ku Dhaga Hadlay RW Kheyre Iyo Kooxdiisa Sheegayna Inuu Nabadoon Yahay Waji Cusubna Lasoo Baxayo.
- Oct 17, 2017
MUQDISHO (XOGTA.NET) – Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya oo Dadka intooda badan ku tilmaamaan NIN aad u jilicsan isla markaana aan waxba kala socon howlaha Dalka ka socda oo ka ...
DAAWO: RW Kheyre Markuu Lahaa “DHUL BARAAQO AH AYAA IDIIN SOO ARAGNAY” Ma Waxuu Ka Waday Xasuuqii Zoobe?
- Oct 17, 2017
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Maalin ka hor inta aanu dhicin Qaraxii masiibada ahaa oo aay ku dhinteen in ka badan 600 oo qof ayaa RW Xasan Cali Kheyre ayaa khudab ka ...
Wasiirka Warfaafinta DFS Oo Shaaciyay Gurmadka Loo Fidinayo Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii Zoobe {DAAWO}
- Oct 17, 2017
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa ka warbixiyay howlaha samata bixinta iyo gurmadka loo fidinayo dadkii ku waxyeeloobay qaraxii ka dhacay Sabtidii magaalada ...
ABUU MANSUUR OO DHIIG U SHUBAYA DADKII KU DHAAWACMAY QARAXII ZOOBE
Abuu Mansuur Oo Dhiig Shubay Kuna Tilmaamay Qaraxii Isgoyska Zoobe Mid Wuxuushnimo Ah. (DAAWO) 
- Oct 16, 2017
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo horay uga tirsnaaa Al-Shabaab ayaa ku tilmaamay qaraxii ka dhacay Zoobe ee dadka faraha badan lagu laayay inuu ahaa mid waxuushnimo ah ...
DAAWO VIDEO: Khasaaraha Uu Gaystay Qaraxii Isgoyska Zoobe Ka Dhacay Galabta Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay. 
- Oct 14, 2017
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Shabakada XOGTA.NET waxay idiin  soo Gudbinaysaa Khasaaraha xoogan ee Galabta uu gaystay qaraxii ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. XOGTA.NET ayaa heshay warar rdheeraad ah oo ka soo ...
Shariif Xasan: “Dad Ayaa Ku Cayaaraya Dhimbil DAB Ah Laakin Iyaga Ayaa …”. {DAAWO}
- Oct 13, 2017
BAYDHABO (XOGTA.NET) - Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ay xaalada ku xuntahay ayaa sheegay in dhibaatada dalka ka jirta looga bixi karo Federaalka oo la xoojiyo, isagoo u ...

Next Page »