Abuu Mansuur Oo Keenay Xeelad Looga Adkaan Karo Al-Shabaab (AKHRISO)

MUQDISHO (XOGTA.NET) – Wadaadka Al-shabaab kasoo baxsaday ee isku dhiibay DFS, Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa hadda wuxuu keenay xeelad cusub oo aan caadi ahayn, taasi oo ku aadan sidii Al-shabaab lagu ciribtiri lahaa.

Wadaadka oo la kulmay saraakiil Itoobiyaan ah ayaa siiyey qaabka ugu sahlan ee Al-shabaab looga adkaan kari iyo sidoo kale sida guud ahaan Soomaaliya looga saari karo.

Roobow ayaa waxyaabaha kale ee uu soo bandhigay waxaa kmid ah, in Al-shabaab duurka laga dabagalo, sidooda oo kalena loo weeraro meelaha ay dalka kaga sugan yihiin.

Si kastaba ha ahaatee, Roobow waxaa hadda daacad ka ah, in dagaalka Al-shabaab loo wajaho qaab adag oo daacad ah, dalka oo dhanna laga saaro.


Nagala Xiriir E-mail Info@xogta.net

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

RW Kheyre Oo Shirweyne Caalami Ah Ka Qeyb-galaya.
- Jan 23, 2018
NAIROBI (XOGTA.NET) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo shalay u amba ...
Madaxweynaha Somaliland Oo Hanjabaad Culus Diray.
- Jan 23, 2018
HARGAYSA (XOGTA.NET) - Madaxweynaha dhawaan la doortay ee Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ...
Geedi “Maqaamka Muqdisho Waa Mid Dastuuri Ah Oo Waajib Ku Ah Qof Kasta”.
- Jan 23, 2018
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi ayaa sheegay in ...
Xil. Dhuxuloow Oo Ka Digay Bog Facebook Ah Oo Magaciisa Lagu Samaystay Looguna Gafay Dad Badan.
- Jan 23, 2018
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamanka ...
AKHRISO: Hantiilayaasha Caalamka 82% Dhaqaalaha Ay Heystaan Waxaa Gacanta Ku Haya 1% Oo Dadkaasi Ah.
- Jan 22, 2018
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Hay’adda Oxfam ee laga leeyahay dalkaUK ayaa sheegtay in uu aad ...
Heerarkii Uu Soo Maray Khilaafka Taabit Iyo Kheyre (Biloow ilaa Dhamaad)
- Jan 21, 2018
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Thabit Cabdi oo ahaa shaqaalaha safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka, horayna u ...
RW Itoobiya Iyo Madaxweynaha Somaliland Maxay Ka Wada Hadleyn?
- Jan 17, 2018
ADDIS ABABA (XOGTA.NET) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya ...
RW Kheyre Oo Xilka Laga Qaadi Doono (YAA LAGU BADALAYAA..?)
- Jan 15, 2018
MUQDISHO (XOGTA.NET) - Illo wareedyo muhiim ah ayaa xaqiijinaya in Raysal wasaare Kheyre ay ...